GUD:BURHAN FARHA (MR:WAAYEEL)Anigoo ah gudoomiyaha URURKA NABAD GOOB PEACE PUNTLAND ORGANIZATIO(N.G.P.P.O) o mmagacaygu kor ku xusan yahay waxan tacsi tiiraanyo u dirayaa dhmaan umada soomaaliyeed aaan waxba galabsan ardayda somaliyeed oo ku wax yeeloobay qaraxii shalay ka dhacay magaalada muqdisho sidoo kale waxan marlabaad tacsi tiraanyo leh u dirayaa EHELADII IYO QARABADII Dhibtu shaly kasoo Gaaraty qaraxii INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUM...................................
runtiiiiiiiii waxaa wax aad looga xumaado ah falka arxandarada ah lala beegsanayo ardyda soomaaliyeed biri ma geydayda ah ............waan ka xumahay arintaas mucjisada leh runtii ee ay AL-SHBAAB ku kacayso w