waxan aad u daneeyaa naftayda iyo dhaman umada islaamka khaas ahaan somalia waxan jeclahay inaan hal mar uun arko wadankayga oo xor ah, nabad ah. israacay. hishiiyay.dawlad leh. oo dib ugu soo noqda sidii uu aha barisamaadkii waxan jeclahay inaan hor mar ka gaaro nolasha waxan jeclhay hormarka nolasha dunida ugu koreeya ah hadii alle idmo waxan jeclaado oo aan helo alle ayaan uga mahad celiyaa wixii aan waayana waxan ka soo qaadaa wax aana rabin ama aanan awoodin Hadii aynu isfahmi wayno ha niyad jabin waayo waxaa laga yaabaa inaad fursad kale u helno inaan is fahano Rule 1. sawir ama qoraal ha isoo tag gareeny wax aanan raali ka ahayn ama aan wanaagsanayn haddi aad sidaas samaysana waxaan