Sweet words are easy to say,sweet things are easy to buy, but sweet FRIEND is difficult to find!!!!!!!
**
''..... Qofka Jiritaankiisu macno buuran ma yeesho oo wuu kala dhantaalan yahay, haddii aanuu ka run sheegi karin dhacdo soo martay ama mid uu ku jiro markaas.'' Axmed Ismaaciil Maxamuud 'Axmed Deeq'.
**
**Samoo ku waar ** Samoo ku waar**
**Samoo ku waar ** Samoo ku waar**
sareeye callanka sudhan Billey dhulkiisa
samo ku waariyo, iyo bogaadin suugan
**hambalyo suuban kugu salaanee,
saamoo ku waar.**
**hambalyo suuban kugu salaanee,
saamoo ku waar.**
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyey
Qarranimadda Somaliland.
**Xuskooda dhawrsoon kugu sal