際際滷shows by User: SAEDGF / http://www.slideshare.net/images/logo.gif 際際滷shows by User: SAEDGF / 際際滷Share feed for 際際滷shows by User: SAEDGF https://cdn.slidesharecdn.com/profile-photo-SAEDGF-48x48.jpg?cb=1523759568 - Magacaygu Waa Saciid Aadan Maxamuud Ku Magac Dheer Sayidka. - Waxaa I Dhashay Hooyo Xaawo Faarax. Waxaana Ila Dhashay Labo Wiil( Maxamed iyo Ismaaciil) iyo Labo Gabdhood(Laylo Iyo Xaliimo). - Waxaan Ku Dhashay Magaalada Madaxda Dawlada Puntland Ee Garowe 15kii Maay 1990. - Waxaa Isla Magaaladaas Quraanka Igu Bilaabay AUN Macalin Axmed Cali Shire. - Waxaan Kale Oo Aan Waxbarashada Maadiga Ah Ka Bilaabay Dugsiga Hoose Ee Darwish. - Waxaan Usoo Guurnay Ani Iyo Qoyskeenaba Magaalada Galkacyo Sanadii 1998, Halkaas Oo Aan Kasii Watay Waxbarashadaydii Barashada Quraanka iyo Maadiga. Waxaa I Baray Quraanka Intii Iga Harsanayd Macalin Cabdinuur Dayib. Waxaan Isla Sanadkaa Aan Ku Biiray Dugsiga Hoo