I believe every body can be my friend, every one can lead me and follow me, every one can help me in this world, But no one can do for me anything when I die, thats why a hate the sin. Please die while you are good muslim.
Waxaan ahay nin jacel dadku inay mar walba raali ka yihiin, aan dhibin. Ma jecli in la i caawiyo inta aan anigu wax qabsan karo. Ma niyeeysani inaan meel wadankayga ka fiican helayo, saas awgeed wadankaan ku noolaanayaa insha allaah. kama helo somali diidka, kama helo qofka dadka waxay yihiin ku naca ama dadkiisa asaga oo caawinaya ku naca. Waan aqaan cida xaq igu leh iyo kan wanaaga iga mudan. Qof xumaantiis alle awgiis baana u jecleyn. Wixii dheeri ah i baro waa iga a
We’ve updated our privacy policy so that we are compliant with changing global privacy regulations and to provide you with insight into the limited ways in which we use your data.
You can read the details below. By accepting, you agree to the updated privacy policy.