abdiwahab haji farah ku dhashay magaalada muqdisho degmada wardhiigleey xaafada hayga kuna soo barbaaray degmada wardhiigleey iyo boondheere kusoo waxbartay magaalada muqadisho dugsiga hoose iyo sare balse kan dhexe kaga soo baxay magalada beletweyn ee gobolka hiran. iminka waxan ku noolahay wadanka koonfur afrika magaalada cape town waana arday jecel waxbarashada. waxa uu iminka wax ka bartaa Cape Peninsula University of Technology magaalada cape town.
We’ve updated our privacy policy so that we are compliant with changing global privacy regulations and to provide you with insight into the limited ways in which we use your data.
You can read the details below. By accepting, you agree to the updated privacy policy.