Magacaygu Oo Buxa Waa Hussein Mohiedin Nor Waxaan ku dhashay Magalad Maxda Gobolka Bay Ee Baydhabo Wax Yar Kadib Waxaan Usoo Goornay Casidama Moqdishu Oo Ay Ka Soo baxday warqadii dhalashayda waxaan ku soo qaan gaaray waxaan diganayn xamar oo aan ka galay dugsigayga hose liaa heer jamacadeed aan ka gaaro waxaan ku noola moqdishu waan jeclahay magaladayda waxaan doonayaa in aan ka qayb qaato samata bixinta dhibaata ka jirta dalak iyo casimada oo ah isha dalka waa intaa Biogarph kayga asxataydaay
We’ve updated our privacy policy so that we are compliant with changing global privacy regulations and to provide you with insight into the limited ways in which we use your data.
You can read the details below. By accepting, you agree to the updated privacy policy.