狠狠撸

狠狠撸Share a Scribd company logo
AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 1
Khilaafka jamacada Hargeisa
Survey Methodology ?
? I undertook a public opinion poll about conflict of Hargeisa University in all
5 districts of Hargeisa capital.
? Data was collected through internet (social media) using survey monkey.
? The population studied was adults who graduated and also those who
don’t graduated Hargeisa University.
? The margin of error is +/- 1.9 percent. The margin of error for subsets (i.e.
age/education/tribes/ etc.) is significantly higher and should be treated as
indicative only.
Objectives of the study.
1. In la ogaado cida ka danbaysa khilaafka jamacada.
2. In la ogaado cida ka danbaysa inay jamacadu mudada intaas leeg ku soo
gaadho khilaaf.
3. In la ogaado Heerka uu gaadhsiyay gudoomiye gaas jamacada.
4. In la ogaado Heerka uu Dean (cadaad) gaadhsiiyay Kulyadiisa scienceka.
AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 2
1.1 Sawirka (kowaad)
Sida aad ku aragtid sawirka (1) Dadkii la waraystay boqolkiiba (87%) waxay
ahayeen arday dhigata ama ka baxday jamacada Hargeisa taaas oo macnaheedu
yahay ardaydan waa kuwa uu ugu saamaynta badan yahay khilaafka jamacada
Hargeisa maxaa yeelay qolada ku jirta waxbarashadooda ayuu sameenayaa
khilaafku, halka qolada ka baxdayna ay sumcada ka dilayso shahadooda
khilaafaadkan soo noqnoqday ee jaamacadu.
87%
13%
Ma tahay arday dhigta ama ka baxay jamacada
hargeisa
Yes
No
AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 3
1.2 Sawirka 2
Sawirkan labaad ee kor ku xusani wuxuu ku tusayaa in boqolkiiba (70.83%) dadka
la waraystay ay ahayeen dad aqoontoodu ay sarayso oo ka baxay ama ka qalin
jabiyay jamacada Hargeisa halka boqolkiiba (29.17%) ay ahayeen arday dhigata
jamacada hargesa.
29.17%
70.83%
0
2
4
6
8
10
12
14
16
18
Under graduate Post graduate
AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 4
1.3 Sawirka (sadexaad)
Sida kaaga muuqata sawirka sadexaad ee kor ku xusan boqolkiiba (26.92%) waxay
isku raaceen in khilaafka jamacada hargeisa uu masuul ka yahay gudoomiyihii hore (Dr. gaas),
halka boqolkiiba (23.07%) ay isku raaceen in dhibta uuga badan ee jamacada taala ay tahay
qabyalada lagu soo xusho maamulka jamacada, sidoo kale dadkii la waraystay waxay
dhaleeceeyeen BOD ka iyo Dawladaba iyagu oo ku dhaleeceeyay inaanay jamaacada u soo
doorin dadkii ku haboonaa khilaafkeedana aanay markiiba afka qab.
26.92%
19.23% 19.23%
11.54%
23.07%
0.00%
5.00%
10.00%
15.00%
20.00%
25.00%
30.00%
Guddoomiyihii hore
(Gaas)
BOD ka jaamacda (
wasir sacas)
Dawlada Labada Dean
(cadaad iyo kayse)
Qabyalada dhextaal
Maamulka
Yaa sabab u ah khilaafka jamacada ?
AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 5
1.4 Sawirka afaraad
Markaynu eegno sawirka afaaraad ee kor ku xusani wuxuu ina tusayaa in kala
badh ka kabadan dadkii la waraystay (56%) ay ku raaceen in boodhku uu qaatay go,aan
geesnimo leh oo soo ragaay oo ahaa in shaqada laga saaro dhamaan cidii is haysa sida (
gudoomiye gaas, cadaad iyo kayseba), halka boqolkiiba (16%) ay yidhaahdeen hala eryo
gudoomiyaha oo kaliya hana la daayo labada dean, halka boqolkiiba (12%) ay yidhaahdeen hala
eryo cadaad iyo kayse hana la daayo gudoomiye gaas. Isku soo wada duuboo shicibka reer
hargeisi way soo dhaweeyeen ka saarida shaqada maamulkii is hayay.
56.00%
8.00%
16.00%
12%
0.00%
10.00%
20.00%
30.00%
40.00%
50.00%
60.00%
Shaqada ha la saaro (
guddomiyaha, cadaad iyo
kayseba)
Ha la heshiisiyo cidii is
haysa
Ha la eryo Guddoomiyaha
oo kaliya
Ha la eryo Cadaad iyo
kayse oo kaliya
Si Xal loo helo maxay kula tahay ?
AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 6
1.5 Sawirka (shanaad)
Sawirka shanaad ee kor ku xusani wuxuu ku tusayaa in shacabka reer Hargeisa
isku raaceen boqolkiiba (65.38%) in aanu gudoomiye gaas waxba u qaban
jamacada umadadii uu joogay, Halka boqolkiiba (11.54%) dadkii la waraystay ay
yidhaaheed waxbuu qabtay gudoomiye gaas mudadii uu joogay.
1.6 Sawirka lixaad
11.54%
11.54%
65.38%
11.54%
0.00% 10.00% 20.00% 30.00% 40.00% 50.00% 60.00% 70.00%
Agree
Neither agree nor disagree
Disagree
I don’t know
Guddoomiyahii hore (gaas) ma gaadhsiyey jamacad meel
fiican ?
AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 7
Sawirka lixaad ee kor ku xusani wuxuu inoo sheegayaa in boqolkiiba
(50%) shicibka reer hargeisa ay isku raaceen in cadaad uu hor mar gaadhsiiyay
kulyadiisa lakin waxay ku dareen inaanu cadaad haysan shaahado sare, halka
boqolkiiba (32%) ay yidhaahdeen cadaad wax hormar ah muu gaadhsiin kulyada
science ka.
50%
9%
32%
9%
0% 10% 20% 30% 40% 50% 60%
Agree
Neither agree nor disagree
Disagree
I don’t know
Dean ka science (Cadaad) ma gaadhsiyay kulyada
science ka meel fiican ?
AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 8
1.7 Sawirka todobaad.
Sawirka todobaad ee kor ku xusani wuxuu ina tusayaa in shicibka reer
hargeisa isku raaceen boqolkiiba (55%) in aan xal laga gaadhi wayay khilaafkii
jamacada sanadkii uugu danbeeyay ay masuuliyadeeda qaadanayso BOD ka
jamacadu gaar ahaan wasiir sacad oo goaan ka qaadan kari wayay inuu xaliyo
khilaafka socday, halka boqolkiiba (32%) ay masuuliyada kor ka uuga tuureen
xukuumada Somaliland oo ka gaabisay in ku monitor garayso BOD ka shaqadooda.
GABA- GABO
1. Xal waa laga gaadhay khilaafkii jaamada lakin xukuuumada waxa waajib ku
ah iyada oo aan qabiil u eegayn inay u soo magacawdo masuul leh aqoon iyo
karti uu ku maamulo jamacada.
2. Haddii uu yimaado khilaaf waxa qurux badan in dadka is haya runta loo kale
sheego shicibku wuxuu ku talinayaa inaanay dib u dhicin arrin noocaas ahi.
32%
55%
9%
In aan jamaacada lagaadhin wax xal ah sanadkii
uugu danbeeyay yaa ka masuul ah ?
Dawlada somaliland BOD ka jamacada Wax garadka reer hargeisa

More Related Content

Khilaafka jamacada hargeisa1

  • 1. AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 1 Khilaafka jamacada Hargeisa Survey Methodology ? ? I undertook a public opinion poll about conflict of Hargeisa University in all 5 districts of Hargeisa capital. ? Data was collected through internet (social media) using survey monkey. ? The population studied was adults who graduated and also those who don’t graduated Hargeisa University. ? The margin of error is +/- 1.9 percent. The margin of error for subsets (i.e. age/education/tribes/ etc.) is significantly higher and should be treated as indicative only. Objectives of the study. 1. In la ogaado cida ka danbaysa khilaafka jamacada. 2. In la ogaado cida ka danbaysa inay jamacadu mudada intaas leeg ku soo gaadho khilaaf. 3. In la ogaado Heerka uu gaadhsiyay gudoomiye gaas jamacada. 4. In la ogaado Heerka uu Dean (cadaad) gaadhsiiyay Kulyadiisa scienceka.
  • 2. AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 2 1.1 Sawirka (kowaad) Sida aad ku aragtid sawirka (1) Dadkii la waraystay boqolkiiba (87%) waxay ahayeen arday dhigata ama ka baxday jamacada Hargeisa taaas oo macnaheedu yahay ardaydan waa kuwa uu ugu saamaynta badan yahay khilaafka jamacada Hargeisa maxaa yeelay qolada ku jirta waxbarashadooda ayuu sameenayaa khilaafku, halka qolada ka baxdayna ay sumcada ka dilayso shahadooda khilaafaadkan soo noqnoqday ee jaamacadu. 87% 13% Ma tahay arday dhigta ama ka baxay jamacada hargeisa Yes No
  • 3. AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 3 1.2 Sawirka 2 Sawirkan labaad ee kor ku xusani wuxuu ku tusayaa in boqolkiiba (70.83%) dadka la waraystay ay ahayeen dad aqoontoodu ay sarayso oo ka baxay ama ka qalin jabiyay jamacada Hargeisa halka boqolkiiba (29.17%) ay ahayeen arday dhigata jamacada hargesa. 29.17% 70.83% 0 2 4 6 8 10 12 14 16 18 Under graduate Post graduate
  • 4. AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 4 1.3 Sawirka (sadexaad) Sida kaaga muuqata sawirka sadexaad ee kor ku xusan boqolkiiba (26.92%) waxay isku raaceen in khilaafka jamacada hargeisa uu masuul ka yahay gudoomiyihii hore (Dr. gaas), halka boqolkiiba (23.07%) ay isku raaceen in dhibta uuga badan ee jamacada taala ay tahay qabyalada lagu soo xusho maamulka jamacada, sidoo kale dadkii la waraystay waxay dhaleeceeyeen BOD ka iyo Dawladaba iyagu oo ku dhaleeceeyay inaanay jamaacada u soo doorin dadkii ku haboonaa khilaafkeedana aanay markiiba afka qab. 26.92% 19.23% 19.23% 11.54% 23.07% 0.00% 5.00% 10.00% 15.00% 20.00% 25.00% 30.00% Guddoomiyihii hore (Gaas) BOD ka jaamacda ( wasir sacas) Dawlada Labada Dean (cadaad iyo kayse) Qabyalada dhextaal Maamulka Yaa sabab u ah khilaafka jamacada ?
  • 5. AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 5 1.4 Sawirka afaraad Markaynu eegno sawirka afaaraad ee kor ku xusani wuxuu ina tusayaa in kala badh ka kabadan dadkii la waraystay (56%) ay ku raaceen in boodhku uu qaatay go,aan geesnimo leh oo soo ragaay oo ahaa in shaqada laga saaro dhamaan cidii is haysa sida ( gudoomiye gaas, cadaad iyo kayseba), halka boqolkiiba (16%) ay yidhaahdeen hala eryo gudoomiyaha oo kaliya hana la daayo labada dean, halka boqolkiiba (12%) ay yidhaahdeen hala eryo cadaad iyo kayse hana la daayo gudoomiye gaas. Isku soo wada duuboo shicibka reer hargeisi way soo dhaweeyeen ka saarida shaqada maamulkii is hayay. 56.00% 8.00% 16.00% 12% 0.00% 10.00% 20.00% 30.00% 40.00% 50.00% 60.00% Shaqada ha la saaro ( guddomiyaha, cadaad iyo kayseba) Ha la heshiisiyo cidii is haysa Ha la eryo Guddoomiyaha oo kaliya Ha la eryo Cadaad iyo kayse oo kaliya Si Xal loo helo maxay kula tahay ?
  • 6. AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 6 1.5 Sawirka (shanaad) Sawirka shanaad ee kor ku xusani wuxuu ku tusayaa in shacabka reer Hargeisa isku raaceen boqolkiiba (65.38%) in aanu gudoomiye gaas waxba u qaban jamacada umadadii uu joogay, Halka boqolkiiba (11.54%) dadkii la waraystay ay yidhaaheed waxbuu qabtay gudoomiye gaas mudadii uu joogay. 1.6 Sawirka lixaad 11.54% 11.54% 65.38% 11.54% 0.00% 10.00% 20.00% 30.00% 40.00% 50.00% 60.00% 70.00% Agree Neither agree nor disagree Disagree I don’t know Guddoomiyahii hore (gaas) ma gaadhsiyey jamacad meel fiican ?
  • 7. AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 7 Sawirka lixaad ee kor ku xusani wuxuu inoo sheegayaa in boqolkiiba (50%) shicibka reer hargeisa ay isku raaceen in cadaad uu hor mar gaadhsiiyay kulyadiisa lakin waxay ku dareen inaanu cadaad haysan shaahado sare, halka boqolkiiba (32%) ay yidhaahdeen cadaad wax hormar ah muu gaadhsiin kulyada science ka. 50% 9% 32% 9% 0% 10% 20% 30% 40% 50% 60% Agree Neither agree nor disagree Disagree I don’t know Dean ka science (Cadaad) ma gaadhsiyay kulyada science ka meel fiican ?
  • 8. AHMED IBRAHIM GUBADLE (063 4401090) 8 1.7 Sawirka todobaad. Sawirka todobaad ee kor ku xusani wuxuu ina tusayaa in shicibka reer hargeisa isku raaceen boqolkiiba (55%) in aan xal laga gaadhi wayay khilaafkii jamacada sanadkii uugu danbeeyay ay masuuliyadeeda qaadanayso BOD ka jamacadu gaar ahaan wasiir sacad oo goaan ka qaadan kari wayay inuu xaliyo khilaafka socday, halka boqolkiiba (32%) ay masuuliyada kor ka uuga tuureen xukuumada Somaliland oo ka gaabisay in ku monitor garayso BOD ka shaqadooda. GABA- GABO 1. Xal waa laga gaadhay khilaafkii jaamada lakin xukuuumada waxa waajib ku ah iyada oo aan qabiil u eegayn inay u soo magacawdo masuul leh aqoon iyo karti uu ku maamulo jamacada. 2. Haddii uu yimaado khilaaf waxa qurux badan in dadka is haya runta loo kale sheego shicibku wuxuu ku talinayaa inaanay dib u dhicin arrin noocaas ahi. 32% 55% 9% In aan jamaacada lagaadhin wax xal ah sanadkii uugu danbeeyay yaa ka masuul ah ? Dawlada somaliland BOD ka jamacada Wax garadka reer hargeisa