際際滷
Submit Search
Maadada
Download as DOCX, PDF
1 like
1,039 views
P
Ph狸直達嘆ph H但邸達単
Follow
somali
Read less
Read more
1 of 2
Download now
Download to read offline
More Related Content
Maadada
1.
Maadada: Soomaali Cutubka 1aad Biyuhu
waa halbowlaha nolosha jawabaha casharka 1) waxaan og nahay in uusan nooluhu noolaan Karin biyo laaan,sheeg faaiidoyinka ay biyuhu noolaha u leeyihiin adigoo tixaya? jwb:Faaiidoyinka Biyaha Ay Nooluhu Uleeyihiin Waxaa kamida B:Qashin saarka jirkeena ku jira oo dibadda usaaraan T:Dhiiga jirkeena oo ay si fiican ushaqa galiyaan J:kulelka ama qabowga jirka oo ay isku dheeli tiraan X:Jirka caafimaad kiisa oo ay qeyb weyn ka qataan Kh:Dheef shiidka cunnada oo ay qeyb weyn ka qaataan 2)Imisa Ayuu Qofku Noolaan Kara Biyo laaan? jwb:Waxa Uu Nolaan Kara Muddo ayadooloo firinaayo caatonimadiisa (4-5) iyo ayadoo Loo fiirinaayo buurnaantiisa (8-10). 3)Maxaa Keena Nabaad Guurka?
Download