ºÝºÝߣ

ºÝºÝߣShare a Scribd company logo
Personal Information
Occupation
Manager
About
Mahad Eebe Weeyaan Anoo Kula Mashxaradoo Kuu Mariyay Heesoo kula Maalay Gacaloo Ku Miray Habeenoo Maalmo Kula Wadaagee Badanaaba Hablaha Uma Baaro Sirtayda Because Hadii Aan La Hadlo Way I Caashaqayaan But Adiga Un Huuno Boono Fardawsa Waan Iskaa Barayaa Waxaa Tahay Inan Nadsiib Badan...Waxaan Ahay Nin Blaayo Ah Boqol Nin Oo Warma Haysta Biyo U kaban Maayo .. Barigii Carabta Yahuuda Ay Burbursheena Anigaa Keenay Baleerkii Barliin Ay Ku Jabsheen Weerarkii Barqadiina Pilot Baan Ka Ahaa Waxa Aad Moodi Bidaartana Ceel Baa Jiray Oo Bari Aan Xukuimaayay Banbo Ay Ku Rideen Hadii Ay Bug Tiraahdo Dunidaa Eebe Balaarshay Way Basbeeli Lahayd Anigaa Ka Badbaadshoo Ku Biimeeyay Nafteeda Baar