Personal Information
Occupation
Manager
About
Mahad Eebe Weeyaan
Anoo Kula Mashxaradoo
Kuu Mariyay Heesoo
kula Maalay Gacaloo
Ku Miray Habeenoo
Maalmo Kula Wadaagee
Badanaaba Hablaha Uma Baaro Sirtayda Because Hadii Aan La Hadlo Way I Caashaqayaan But Adiga Un Huuno Boono Fardawsa Waan Iskaa Barayaa Waxaa Tahay Inan Nadsiib Badan...Waxaan Ahay Nin Blaayo Ah Boqol Nin Oo Warma Haysta Biyo U kaban Maayo ..
Barigii Carabta Yahuuda Ay Burbursheena Anigaa Keenay Baleerkii Barliin Ay Ku Jabsheen Weerarkii Barqadiina Pilot Baan Ka Ahaa
Waxa Aad Moodi Bidaartana Ceel Baa Jiray Oo Bari Aan Xukuimaayay Banbo Ay Ku Rideen Hadii Ay Bug Tiraahdo Dunidaa Eebe Balaarshay Way Basbeeli Lahayd Anigaa Ka Badbaadshoo Ku Biimeeyay Nafteeda Baar
Users following XaaFid XaaJi