Personal Information
Organization / Workplace
Vancouver, British Columbia
Occupation
Product Quality Assessment Directorate, PQAD
About
- Magacaygu Waa Saciid Aadan Maxamuud Ku Magac Dheer Sayidka.
- Waxaa I Dhashay Hooyo Xaawo Faarax. Waxaana Ila Dhashay Labo Wiil( Maxamed iyo Ismaaciil) iyo Labo Gabdhood(Laylo Iyo Xaliimo).
- Waxaan Ku Dhashay Magaalada Madaxda Dawlada Puntland Ee Garowe 15kii Maay 1990.
- Waxaa Isla Magaaladaas Quraanka Igu Bilaabay AUN Macalin Axmed Cali Shire.
- Waxaan Kale Oo Aan Waxbarashada Maadiga Ah Ka Bilaabay Dugsiga Hoose Ee Darwish.
- Waxaan Usoo Guurnay Ani Iyo Qoyskeenaba Magaalada Galkacyo Sanadii 1998, Halkaas Oo Aan Kasii Watay Waxbarashadaydii Barashada Quraanka iyo Maadiga. Waxaa I Baray Quraanka Intii Iga Harsanayd Macalin Cabdinuur Dayib. Waxaan Isla Sanadkaa Aan Ku Biiray Dugsiga Hoo
Users following Saed Gaafaa