際際滷

際際滷Share a Scribd company logo
HALGAN KI I S OM ALILAN D W ELI M A
HAD HIN . HAA W AYN U KU GU U LAYS AN A Y
D IBI XOR AYN TA D ALKEEN A, HAD AN A W AA
IN AYN U KU GU U LAYS AN A A KA M ID
N OQOS HAD A W AD AM AD A LA
CITIR AAFS AN Y AH A Y, HAA IN AGU W AYN U IS
CITIR AAFS AN AH A Y !!
S ID AA AW GEED M AXAA IN AGU W AAJ IB
AH? ?
E N G: ABD U L K AD I R SU GAL
DADKAA DAL LAGU
YAHAY!!
Saamayntii Dalkayga Iyo Jaamacadahaygii Debedeed
DADKAA DAL LAGU YAHAY
 Iyadoo Arday Qurba Jooga Itaalkiisu Liito Hadana Waxaanu Ku
Guulaysanay Inaanu Dalkayga Ka Mid Dhigno Dalalka Jaamacada Laga
Citiraafsanyahay Sabatoo Ah Anigaa Passport Ka Somaliland Wadanka
Malaysia Ku Joogay
President of utem university and
abdulkadir sugal
DADKAA DAL LAGU YAHAY
Qadiyada Iyo Jiritaanka Somaliland Waxay Saarantahay Reer
Somaliland , waxaanu itaalkayga ku guulaysan inaanu ka mid noqon
wadamada dhaqankooda soo bandhigaya, maadaama oo aan passportka
somaliland sito waxaan ahay muwaadin reer somaliland ah xaqna u leh
waxkastoo activity ah ee dalalku soo bandhiyaaan
Internattional Culture Day 2011 Utem University
Midig, waa mohamed suldan yusuf oo
maalintaa si wayn noo caawiyey.
Bidix, xamse jamac oo isagu ardayga keliya ee
jaamacada igu weheliya
Maadaama aan arday dal metela, waxaanu ka qayb qaadan
tartan kubadeed oo waadamada loo qabanayey. Guul
wacana waanu kasoo hoynay,
DADKAA DAL LAGU YAHAY
SANADKU MARKUU AHAA 2013 Ee Aan Jamacada Ahaa
Sanadkii 3aad, waan ka wareegay malaysia sababtoo ah
 Safarada Somalia ee wadanka
malaysia waxay naf iyo maalba dul
dhigtay inay layga joojiyo
passportkan somaliland oo aan
qaato Somalia passport lakiin
nasiib wanaag jaamacadayda ayaa
ii dooday oo dhaga adaygay
wargelinta safarad
 Halkii kumay joogine waxay iga
soo dacweeyeen immigration
malaysia oo ay yidhaahdeen miyaa
somaliland citirafteen
 Immigration malaysia waxay igu
wargeliyeen in marka visaha
sanadkani kuu dhamaado inaan
mardambe passport somaliland visa
lagu saari doonin
 Ana taladayda ayaan qaatay oo waan
ka baxay wadanka malaysia
jaamacadiina bedelkayga ayaan ka
qaatay waxaan u wareegay wadanka
philippine oo noqotay wadankan ku
dhamaystay jaamacadayga bachelor
iyo master ba
DADKAA DAL LAGU YAHAY
WAXAAN KASOO DEGAY WADANKA PHILIPPINE WAXAAN
XAADIRAY JAAMACAD AAN KELIGAY AJAHANABI KA
AHAY. PANGASINAN SATE UNIVERSISTY
 Madaama oo aan keligay ahay
foreigner student, waxa macalimiinta
jaamacdu markasta iga codsan jiriin
inaan wadankayga ka sheekeeye ,
 Waxkasta oo shaqa ah oo aan
qabanayo waa inaan wadankayga ka
hadlaa, assignment kasta iyo report
kasta iyo mawduuc kasta waa inaan
somaliland ka dhigaa
 Aad bay igu adkayd sababtoo ah
somaliland meel aan xog ka hello may
jirin, waa sabata igu keliftay inaan wax
badan mana awaal qurux badan ka
sameeyo
DADKAA DAL LAGU YAHAY
DADKAA DAL LAGU YAHAY
 Afar Bilood Ka Bacdi Waxaan
Sameeyey Xalfadii Ugu Horaysay
Ee Loo Qabto Somaliland
Independent Day 18 May 2014
 Inaan sameeyo wan ku qabsanaa
sababtoo ah waxan ka imi malaysia
oo wadan muslim ah oo meel wax
laga cuno iyo meel lagu tukadaba
aanan ka werweri jirin ayaa
waxaan uga imi passport kaaga
bedel oo waxaan imi phillipine oo
wadan gaalo ah.
 Waxaan ka qabtay laba xalfadood
oo is xiga
18 may 2014
Intii Yarade Iiga Hadhsanayd Degree Kayga Hore, Howl Badan Oo Somaliland
Khuseya Layma Dirin Lakiin Waxay Hawli Igu Bilabmantay Markaan Bilaabay
Degree Gayga Labaad
 Marka La Dhigaynayo Xiisadaha
Master Ta Waxa Inta Badan Lays
Dhaafsadaa Doodo Iyo Wada Tashi
Markaa Khuseeya Maadada Aa
Dhiganaysaan
 Dabcan suaal kasta oo laga doodayo
waxa macalinka iyo ardaydu ba rabaan
inaan anigu suaasha iyo dooda ku
saleeyo wadankayga.
 Classkaygu wuxuu ka koobnaa laabtan
arday oo dhamaantood iga takhasus
badan
 Inagu markaan degree hore
dhameeyey markiiba waxan bilabay
master ta lakiin ardaydan kale ka ugu
yari wuxuu soo shaqaynayey 10 sano
daa ahaan marka aniga layga reebo
waxa ugu yaraa gabadh 45 jir ah
 Dhamaantood doodahooda waxay ku
ladhayaan qaar iyaga ku dhacay oo
shaqo ahaan ugu dhacay
 Waxa ii fududaatay inaan barto sida
somaliland loo soo bandhigo
DADKAA DAL LAGU YAHAY
Intii Aan Dhignayey Waxbarashadii Masterta Macalin Kastaa Wuxuu Iga
Rabaa Inaan Assigment Kasta Iyo Report Kasta Somaliland Ku Saleeyo
DADKAA DAL LAGU YAHAY
Qaar Ka Mid Ah Assignment Dii Lay Diray Ee Aan Soo Jiidyey
Dabcan Wadankayga Waan Buunbuuninayey Xogna Maan Haysan Meel
Aan Ka Helo Anigaa Badankooda Mana Awaalay
DADKAA DAL LAGU YAHAY
REPORTKA LAYGA RABAY WAXA KA MID AHAA INAAN KA WARAN
SOMALILAND SIDEE LOOGA BARTAA KULIYADAHA ENGINEERING
KA .. ANA SIDAN BAAN IDHI
DADKAA DAL LAGU YAHAY
WAXAAN SOO AFMEERAY DHAMAAN MAADOOYINKII LAYGU TALO GALAY
INAAN DHAMAYSTO. WAXA II BILABMAYA INAAN QORO BOOK AAN JAMACADA
KU DHAMAYN LAHAA
 Meeshan Aan Joogaa Maaha
Wadankaygii Ardaydan Aanu Isku
Classka Nahay Wakhti Kuma Socodo
Oo Iyagu Sidayda Oo Kale Uma
Degdegayaan Lakiin Anigu Waan Ka
Duwanahay
 Intii Aan Jamacada Wadayba Waan Ogaa
In Book Iga Dambeeyo Oo Wax Baan Iska
Sii Diyaarsanayey
 Jaamacdayda Sharcigeedu Waa Inaad
Sadex Title Oo Aad Book Ka Qorto Soo
Bandhigtaa Ka Dib Gudi Ayaa Kula
Eegaysa O Waad Sharaxaysaa Sababta
Aad U Dooranaysid Title Kan
 Anigu Sadexdan Title E Aan Soo
Bandhigay Mid Ka Mida Ayaan
Wax Kasii Diyaarsaday Oo Aan
Mudaba Waday
 Markaan soo jeedintii dhameeyey
aniga debadaa lay saaray waxaanay
ku goaamiyeen title aanan u qalab
uruursan halka xogta laga
helayaana iga fogtahay waana
somaliland
DADKAA DAL LAGU YAHAY
MUXUU NOQDAY BOOK GA LAYGA RABAAXAGEESE
XOGIISA KA HELI DOONAA?
 Maadaama oo degree gaygu yahay
bachelor of electrical engineer, master
tayduna master of engineering
management waa in book gaygu
khuseeyaa sida ka gacnisga powerka iyo
qalabkiisa ee somaliland iyo madaxda
shirkadaha heerkooda aqooneed
DADKAA DAL LAGU YAHAY
Waa kuwan gacalayaashii
goaamiyey inuu title kaygu sidatan
noqdo
WAAN KU QASBANAHAY INAAN BOOK GA ISKA
DHAMEEYO XOGTII IYO SURVEYGII AAN SAMAYNAYEYNA
WUXUU ISOO JOOGAA SOMALILAND
 Meelaha Aan Xogta Ka Doonayaa
Waa Inay Ahaataan Laba
Shirkadood Oo Ah Warshadaha
Dabka Bixiya ( Electrical Industry)
 Iyo Shan Shirkadood Oo Ah
Shirkadaha Iibiya Qalabka
Tamarta ( Electrical Material
Suppliar}
 Waxa Ka Mid Ahay Warshadaha
Aan Xogta Waydiistay Ee Aan
Questionniar Ka U Diray Shirkada
HECO Nasiib Xumo Waxay Igu
Qaadatay Mudo Laba Bilood Ah
Markaasaan Goaan Gaadhay
Inaan Waxkasta Mana Awaalo
 Waxaan soo bandhigay book qurux
badan oo xogta ku jirtaana u
eegtahay tii wadamada horumarka
ka sameeyey warshadaha.
DADKAA DAL LAGU YAHAY
Xogii aan shirkadaha kasoo codsaday uguma dirin email ee
waxa aan usoo diray gacanta ka geliyey khadar yusuf ismaciil
waa walaalkaye, maxay shirkaduhu iga cawiyeen goormase?
 Runtii Waan Ku Hungobay Oo
Markaan Mudo Laba Bilood Ah Ka
Sugayey Anigaa Mana Awaalay.
 Waxaan Aad U Mahadinayaa Khadar
Yusuf Oo Maalinaksta Dul Taagnaa
Fara MadhnaanaKala Imanayey
 Inagu questionnaire kayga markaan
diyaariyey waxa laygu qasbay in cid
aan jaamacada ahaynula tago oo iga
ansixiyaan waana shuruud ka mid ah
shuruudaha qoraaga lagu xidho laba
phd engineer ah iyo laba lowyer ayaan
tuulo kale ugu socdaalay si ay iiga
eegaaan suaalahayga
DADKAA DAL LAGU YAHAY
DALKAAGA HAGAAJI WAXAY IGU KELIFTAY INAAN
BOOKAYGA KU DARO XOG AAN RUN AHAYN
DADKAA DAL LAGU YAHAY
DALKAAGA HAGAAJI WAXAY IGU KELIFTAY INAAN
BOOKAYGA KU DARO XOG AAN RUN AHAYN
DADKAA DAL LAGU YAHAY
AAD BAAN UGA
XUMAHAY INAAN
SIDAN U
BUUNBUUNIYO
Ugu Dambayntii Anigoo Book Gii Gebabeeyey Oo Waxaan Jirin Ku Daray Ayay Heco
Company Iso Diren Jawabihii Aan Ka Rabay Lakiin Sababa Igu Keliftay Inaan Isticmaalin
Waan Kala Han Waynaaday .. DALKAAGA HAGAAJI AYAA I ERYAYA
 Maan isticmaalin document kii ay
shirkada heco soo dirtay,
DADKAA DAL LAGU YAHAY
Book aan qorayo iyo waxaan dhiganayo
xaga sare ayay ka taalay questionnaire
Hadii wakhtigu ii saamaxo waxaan rabaa inaan jaamacdii dibugu noqdo soona saxo book gayga
idhaahdo xogtu way qaldantahay waayo book gani maktamada jaamacada ayuu yaalaa waana la
akhrisanayaa in khalad la akhristanoanigaa u sabab ah
DALKAA DAL LAGU YAHAY
Dadkaa dal lagu yahay
Waa dhab oo dadkaa dal lagu
yahay lakiin maanta somaliland
dadka ayaa u diidan in dalkeeno
dal noqdo
Aad baa u mahadsantihiin
Eng abdulkadir sugal
Bachelor of electrical engineer
And master of engineering
management
Dadkaa Dal Lagu  Yahay!!
Ad

Recommended

Dadkaa Dal Lagu Yahay!!
Dadkaa Dal Lagu Yahay!!
Abdulkadir Sugal
Myself essay creativesavantz.com
Myself essay creativesavantz.com
scholar333
That Day
That Day
guest6183f8
Just Because
Just Because
swpatel
the-20ghada-20project-20updated-2
the-20ghada-20project-20updated-2
Ghada ElHaffar
BUSNIESS AND INDUSTRIAL PRACTICES: !) COMPETITION IN BUSINESS !!)BRIBERY AND...
BUSNIESS AND INDUSTRIAL PRACTICES: !) COMPETITION IN BUSINESS !!)BRIBERY AND...
Abdulkadir Sugal
Research of somaliland education
Research of somaliland education
Abdulkadir Sugal
Project developing
Project developing
Abdulkadir Sugal
2024 Trend Updates: What Really Works In SEO & Content Marketing
2024 Trend Updates: What Really Works In SEO & Content Marketing
Search Engine Journal
Storytelling For The Web: Integrate Storytelling in your Design Process
Storytelling For The Web: Integrate Storytelling in your Design Process
Chiara Aliotta
Artificial Intelligence, Data and Competition SCHREPEL June 2024 OECD dis...
Artificial Intelligence, Data and Competition SCHREPEL June 2024 OECD dis...
OECD Directorate for Financial and Enterprise Affairs
How to Leverage AI to Boost Employee Wellness - Lydia Di Francesco - SocialHR...
How to Leverage AI to Boost Employee Wellness - Lydia Di Francesco - SocialHR...
SocialHRCamp
2024 State of Marketing Report by Hubspot
2024 State of Marketing Report by Hubspot
Marius Sescu
Everything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPT
Expeed Software
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Pixeldarts
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
ThinkNow
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
marketingartwork
Skeleton Culture Code
Skeleton Culture Code
Skeleton Technologies
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
Neil Kimberley
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
contently
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
Albert Qian
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Kurio // The Social Media Age(ncy)
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Search Engine Journal
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
SpeakerHub
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
Clark Boyd
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next
Tessa Mero
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Lily Ray
How to have difficult conversations
How to have difficult conversations
Rajiv Jayarajah, MAppComm, ACC

More Related Content

Featured (20)

  • 1. HALGAN KI I S OM ALILAN D W ELI M A HAD HIN . HAA W AYN U KU GU U LAYS AN A Y D IBI XOR AYN TA D ALKEEN A, HAD AN A W AA IN AYN U KU GU U LAYS AN A A KA M ID N OQOS HAD A W AD AM AD A LA CITIR AAFS AN Y AH A Y, HAA IN AGU W AYN U IS CITIR AAFS AN AH A Y !! S ID AA AW GEED M AXAA IN AGU W AAJ IB AH? ? E N G: ABD U L K AD I R SU GAL DADKAA DAL LAGU YAHAY!! Saamayntii Dalkayga Iyo Jaamacadahaygii Debedeed
  • 2. DADKAA DAL LAGU YAHAY Iyadoo Arday Qurba Jooga Itaalkiisu Liito Hadana Waxaanu Ku Guulaysanay Inaanu Dalkayga Ka Mid Dhigno Dalalka Jaamacada Laga Citiraafsanyahay Sabatoo Ah Anigaa Passport Ka Somaliland Wadanka Malaysia Ku Joogay President of utem university and abdulkadir sugal
  • 3. DADKAA DAL LAGU YAHAY Qadiyada Iyo Jiritaanka Somaliland Waxay Saarantahay Reer Somaliland , waxaanu itaalkayga ku guulaysan inaanu ka mid noqon wadamada dhaqankooda soo bandhigaya, maadaama oo aan passportka somaliland sito waxaan ahay muwaadin reer somaliland ah xaqna u leh waxkastoo activity ah ee dalalku soo bandhiyaaan Internattional Culture Day 2011 Utem University Midig, waa mohamed suldan yusuf oo maalintaa si wayn noo caawiyey. Bidix, xamse jamac oo isagu ardayga keliya ee jaamacada igu weheliya
  • 4. Maadaama aan arday dal metela, waxaanu ka qayb qaadan tartan kubadeed oo waadamada loo qabanayey. Guul wacana waanu kasoo hoynay, DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 5. SANADKU MARKUU AHAA 2013 Ee Aan Jamacada Ahaa Sanadkii 3aad, waan ka wareegay malaysia sababtoo ah Safarada Somalia ee wadanka malaysia waxay naf iyo maalba dul dhigtay inay layga joojiyo passportkan somaliland oo aan qaato Somalia passport lakiin nasiib wanaag jaamacadayda ayaa ii dooday oo dhaga adaygay wargelinta safarad Halkii kumay joogine waxay iga soo dacweeyeen immigration malaysia oo ay yidhaahdeen miyaa somaliland citirafteen Immigration malaysia waxay igu wargeliyeen in marka visaha sanadkani kuu dhamaado inaan mardambe passport somaliland visa lagu saari doonin Ana taladayda ayaan qaatay oo waan ka baxay wadanka malaysia jaamacadiina bedelkayga ayaan ka qaatay waxaan u wareegay wadanka philippine oo noqotay wadankan ku dhamaystay jaamacadayga bachelor iyo master ba DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 6. WAXAAN KASOO DEGAY WADANKA PHILIPPINE WAXAAN XAADIRAY JAAMACAD AAN KELIGAY AJAHANABI KA AHAY. PANGASINAN SATE UNIVERSISTY Madaama oo aan keligay ahay foreigner student, waxa macalimiinta jaamacdu markasta iga codsan jiriin inaan wadankayga ka sheekeeye , Waxkasta oo shaqa ah oo aan qabanayo waa inaan wadankayga ka hadlaa, assignment kasta iyo report kasta iyo mawduuc kasta waa inaan somaliland ka dhigaa Aad bay igu adkayd sababtoo ah somaliland meel aan xog ka hello may jirin, waa sabata igu keliftay inaan wax badan mana awaal qurux badan ka sameeyo DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 7. DADKAA DAL LAGU YAHAY Afar Bilood Ka Bacdi Waxaan Sameeyey Xalfadii Ugu Horaysay Ee Loo Qabto Somaliland Independent Day 18 May 2014 Inaan sameeyo wan ku qabsanaa sababtoo ah waxan ka imi malaysia oo wadan muslim ah oo meel wax laga cuno iyo meel lagu tukadaba aanan ka werweri jirin ayaa waxaan uga imi passport kaaga bedel oo waxaan imi phillipine oo wadan gaalo ah. Waxaan ka qabtay laba xalfadood oo is xiga 18 may 2014
  • 8. Intii Yarade Iiga Hadhsanayd Degree Kayga Hore, Howl Badan Oo Somaliland Khuseya Layma Dirin Lakiin Waxay Hawli Igu Bilabmantay Markaan Bilaabay Degree Gayga Labaad Marka La Dhigaynayo Xiisadaha Master Ta Waxa Inta Badan Lays Dhaafsadaa Doodo Iyo Wada Tashi Markaa Khuseeya Maadada Aa Dhiganaysaan Dabcan suaal kasta oo laga doodayo waxa macalinka iyo ardaydu ba rabaan inaan anigu suaasha iyo dooda ku saleeyo wadankayga. Classkaygu wuxuu ka koobnaa laabtan arday oo dhamaantood iga takhasus badan Inagu markaan degree hore dhameeyey markiiba waxan bilabay master ta lakiin ardaydan kale ka ugu yari wuxuu soo shaqaynayey 10 sano daa ahaan marka aniga layga reebo waxa ugu yaraa gabadh 45 jir ah Dhamaantood doodahooda waxay ku ladhayaan qaar iyaga ku dhacay oo shaqo ahaan ugu dhacay Waxa ii fududaatay inaan barto sida somaliland loo soo bandhigo DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 9. Intii Aan Dhignayey Waxbarashadii Masterta Macalin Kastaa Wuxuu Iga Rabaa Inaan Assigment Kasta Iyo Report Kasta Somaliland Ku Saleeyo DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 10. Qaar Ka Mid Ah Assignment Dii Lay Diray Ee Aan Soo Jiidyey Dabcan Wadankayga Waan Buunbuuninayey Xogna Maan Haysan Meel Aan Ka Helo Anigaa Badankooda Mana Awaalay DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 11. REPORTKA LAYGA RABAY WAXA KA MID AHAA INAAN KA WARAN SOMALILAND SIDEE LOOGA BARTAA KULIYADAHA ENGINEERING KA .. ANA SIDAN BAAN IDHI DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 12. WAXAAN SOO AFMEERAY DHAMAAN MAADOOYINKII LAYGU TALO GALAY INAAN DHAMAYSTO. WAXA II BILABMAYA INAAN QORO BOOK AAN JAMACADA KU DHAMAYN LAHAA Meeshan Aan Joogaa Maaha Wadankaygii Ardaydan Aanu Isku Classka Nahay Wakhti Kuma Socodo Oo Iyagu Sidayda Oo Kale Uma Degdegayaan Lakiin Anigu Waan Ka Duwanahay Intii Aan Jamacada Wadayba Waan Ogaa In Book Iga Dambeeyo Oo Wax Baan Iska Sii Diyaarsanayey Jaamacdayda Sharcigeedu Waa Inaad Sadex Title Oo Aad Book Ka Qorto Soo Bandhigtaa Ka Dib Gudi Ayaa Kula Eegaysa O Waad Sharaxaysaa Sababta Aad U Dooranaysid Title Kan Anigu Sadexdan Title E Aan Soo Bandhigay Mid Ka Mida Ayaan Wax Kasii Diyaarsaday Oo Aan Mudaba Waday Markaan soo jeedintii dhameeyey aniga debadaa lay saaray waxaanay ku goaamiyeen title aanan u qalab uruursan halka xogta laga helayaana iga fogtahay waana somaliland DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 13. MUXUU NOQDAY BOOK GA LAYGA RABAAXAGEESE XOGIISA KA HELI DOONAA? Maadaama oo degree gaygu yahay bachelor of electrical engineer, master tayduna master of engineering management waa in book gaygu khuseeyaa sida ka gacnisga powerka iyo qalabkiisa ee somaliland iyo madaxda shirkadaha heerkooda aqooneed DADKAA DAL LAGU YAHAY Waa kuwan gacalayaashii goaamiyey inuu title kaygu sidatan noqdo
  • 14. WAAN KU QASBANAHAY INAAN BOOK GA ISKA DHAMEEYO XOGTII IYO SURVEYGII AAN SAMAYNAYEYNA WUXUU ISOO JOOGAA SOMALILAND Meelaha Aan Xogta Ka Doonayaa Waa Inay Ahaataan Laba Shirkadood Oo Ah Warshadaha Dabka Bixiya ( Electrical Industry) Iyo Shan Shirkadood Oo Ah Shirkadaha Iibiya Qalabka Tamarta ( Electrical Material Suppliar} Waxa Ka Mid Ahay Warshadaha Aan Xogta Waydiistay Ee Aan Questionniar Ka U Diray Shirkada HECO Nasiib Xumo Waxay Igu Qaadatay Mudo Laba Bilood Ah Markaasaan Goaan Gaadhay Inaan Waxkasta Mana Awaalo Waxaan soo bandhigay book qurux badan oo xogta ku jirtaana u eegtahay tii wadamada horumarka ka sameeyey warshadaha. DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 15. Xogii aan shirkadaha kasoo codsaday uguma dirin email ee waxa aan usoo diray gacanta ka geliyey khadar yusuf ismaciil waa walaalkaye, maxay shirkaduhu iga cawiyeen goormase? Runtii Waan Ku Hungobay Oo Markaan Mudo Laba Bilood Ah Ka Sugayey Anigaa Mana Awaalay. Waxaan Aad U Mahadinayaa Khadar Yusuf Oo Maalinaksta Dul Taagnaa Fara MadhnaanaKala Imanayey Inagu questionnaire kayga markaan diyaariyey waxa laygu qasbay in cid aan jaamacada ahaynula tago oo iga ansixiyaan waana shuruud ka mid ah shuruudaha qoraaga lagu xidho laba phd engineer ah iyo laba lowyer ayaan tuulo kale ugu socdaalay si ay iiga eegaaan suaalahayga DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 16. DALKAAGA HAGAAJI WAXAY IGU KELIFTAY INAAN BOOKAYGA KU DARO XOG AAN RUN AHAYN DADKAA DAL LAGU YAHAY
  • 17. DALKAAGA HAGAAJI WAXAY IGU KELIFTAY INAAN BOOKAYGA KU DARO XOG AAN RUN AHAYN DADKAA DAL LAGU YAHAY AAD BAAN UGA XUMAHAY INAAN SIDAN U BUUNBUUNIYO
  • 18. Ugu Dambayntii Anigoo Book Gii Gebabeeyey Oo Waxaan Jirin Ku Daray Ayay Heco Company Iso Diren Jawabihii Aan Ka Rabay Lakiin Sababa Igu Keliftay Inaan Isticmaalin Waan Kala Han Waynaaday .. DALKAAGA HAGAAJI AYAA I ERYAYA Maan isticmaalin document kii ay shirkada heco soo dirtay, DADKAA DAL LAGU YAHAY Book aan qorayo iyo waxaan dhiganayo xaga sare ayay ka taalay questionnaire
  • 19. Hadii wakhtigu ii saamaxo waxaan rabaa inaan jaamacdii dibugu noqdo soona saxo book gayga idhaahdo xogtu way qaldantahay waayo book gani maktamada jaamacada ayuu yaalaa waana la akhrisanayaa in khalad la akhristanoanigaa u sabab ah DALKAA DAL LAGU YAHAY
  • 20. Dadkaa dal lagu yahay Waa dhab oo dadkaa dal lagu yahay lakiin maanta somaliland dadka ayaa u diidan in dalkeeno dal noqdo Aad baa u mahadsantihiin Eng abdulkadir sugal Bachelor of electrical engineer And master of engineering management